Dadkii ka faa'iidaystay dejinta guryo ka baxsan saraha dhaadheer ee Flemington iyo North melbourne

Share:

Listens: 0

SBS Somali - SBS Afsomali

News & Politics


Kadib markii  COVID-19 ka dilaacay saraha dhaadheer ee North Melbourne iyo Flemington sanadkii la soo dhaafay, dawlada gobolka Victoria ayaa soo dejisay qorshe ay uga rarayso qoyaska caruurta badan haysta guryaha dhaadheer haddii ay doonayaan.Waxaa barnaamujkaas ka faa'iidaystay oo ka guuray saraha dhaadheer Sheekh Cabdirahman Magan oo hadda deggay xaafadaha woqooyi ee magaalada Melbourne.