Maxaa lagu kala doortaa daymaha guryaha lagu qaato?

Share:

Listens: 0

SBS Somali - SBS Afsomali

News & Politics


Lacagaha daymaha ah ee loo qaato guryaha ayaa leh labo nooc oo kala ah mid dulsaarku is badali karo (variable) iyo mid dulsaarku cayiman yahay intii aad bangiga ku heshiisaan. Labada nooc ee dulsaarka midba wax buu ku fiican yahay waxna waa ku xun yahay.