Sidee dilkii Xildhibaankii UK u saameeyay Jaaliyada Soomaalida ee UK?

Share:

Listens: 0

SBS Somali - SBS Afsomali

News & Politics


Iyadoo dilka xildhibaanka lagu eedeeyay wiil u dhashay dalka Britan laakiin asalkiisu ka soo jeedo Soomaaliya ayay Jaaliyada Soomaalida dalkaasi tacsi u dirtay qoyska iyo shacabka guud ee dalka.Haddaba saamayn intee le'eg ayay arintan ku yeelanaysaa Jaaliyada?