DERIS WANAAGA IYO NOLOSHA TURKIDA

Share:

Listens: 0

Taha Inspires

Education


Marka aad ku nooshahay waddankaan Turkiga waxaad aad u wanaagsan in aad deriskaada kula dhaqanto qaababkaan:- - In qaylo badan aan kasoo bixin gurigaaga sida sawaxanka caruurta. - In aadan marna daaqadda ka tuurin qashin iyo wixii lamid ah. - In la bixiyo Aidaatka oo ah lacag yar oo lagu bixiyo nadafadda jeranjerada, nalka dibadda ah, iyo liftiga la raaco. - Ilaalinta nadaafadda dhismaha iyo in marakasta qashin iyo wixii la mid ah aan la soo dhigin gurigaada hortiisa. - In marka aad cunto diyaarsaneyso aad xaqiiqsato in urka ama carafta cuntadaada aysan gaarin deriska taas oo aad uga hortagi karto in marka aad cunto diyaarineyso aad furto hawa siiyaha guriga. ------- #Tahainspires