DERIS WANAAGGA IYO NOLOSHA TURKIDA

Share:

Listens: 0

Taha Inspires

Education


Marka aad ku nooshahay waddankaan Turkiga waxaad aad u wanaagsan in aad deriskaada kula dhaqanto qaababkaan. - In qaylo badan aan kasoo bixin gurigaaga sida sawaxanka caruurta. - In aadan marna daaqadda ka tuurin qashin iyo wixii lamid ah. - Bixinta Aidaatka oo ah lacag yar oo lagu bixiyo nadafadda jeran-jerada, nalka dibadda ah, iyo liftiga la raaco. - Ilaaliyo nadaafadda dhismaha iyo in marakasta qashin iyo wixii la mid ah aan la soo dhigin guriga hortiisa. - In marka aad cunto karsaneyso aad xaqiiqsato in urka ama carafta cuntadaada aysan gaarin deriska taas oo aad uga hortagi karto in marka aad cunto diyaarineyso aad furto hawa siiyaha guriga. .... Ogow Dalkaadaa Denjire u tahay.