Kooxo Neo-Nazi ah oo Muslimka neceb oo Australia ka jira

Share:

Listens: 0

SBS Somali - SBS Afsomali

News & Politics


SBS World News ayaa ogaatey inay Australia ka jiraan kooxo xag-jirka Neo-Nazii-ga ah oo muslimiinta neceb iyagoo goobaha jir-dhiska ka furtay Australia oo dhan.